Kooxda VIP ayaa 6-1 uga badisay dhigeeda ALBA

0
41

Baladweyne(Radio Beerlula)-Garoonka buulaxaableey ee magaalada Baladweyne waxaa si habsami leh ugu socdo tartanka Ramadaan Cup oo loo qabtay Kooxaha ka dhisan Magaalada Baladweyne.

Galabta waxaa fooda is daray  Kooxaha VIP  iyo  Alba

 

Labada koox ayaa waxa ay soo bandhigeen ciyaar aad u qurux badan oo koox waliba ay dooneysay in guul gaadho waxaana markii danbe guusha ay 6-1 ku raacday kooxda VIP.