Boqolaal ruux oo adeeg indho fiiqis ah loogu sameeyay Laascaanood

0
379

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ka bilowday adeeg indho fiiqis ah oo ay ka faa’ideysanayaan 500 ruux.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here