Caruur agoon ah iyo kuwa danyar ah oo ku nool Baladweyne oo loo qeybiyay dhar ciiid ah

0
532

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 150 Caruur ah oo isugu Jirta agoon iyo danyar kuwaas oo si lacag la’aan ah wax ugu barta  iskuulka  maxamad Cali oo ku yaalla Xaafada Holwadaag ee magaalada Baladweyne ayaa loo qeybiyay deeq dhar ah oo ay ku ciidan.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here