Kooxda Midnimo oo galabta guul ka gaartay naadiga Gaadiidka

Baladweyne(Radio Beerlula)-Kooxda kubadda cagta Midnimo ayaa saddexda dhibcood ka heshay naadiga Gaadiidka kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League, kaddib markii ay kaga...

Horudhac: Manchester United vs Leeds United

Baladweyne(Radio Beerlula)-Naadiga Manchester United ayaa maanta ciyaareysa kulankeeda ugu horreeya ee Premier League xilli ciyaareedkiisa 2021-22 iyadoo garoonkeeda kusoo dhoweyneysa naadiga ay xifaaltamaan ee...

Horudhac: Wolverhampton Wanderers vs Manchester United

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa caawa booqan doonta garoonka Molineux, iyadoo doonaysa inay sii wadato guuldarro la’aanteeda xiriirka ah horyaalka Premier...

Horudhac: Manchester City vs Chelsea

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa dalka Portugal caawa lagu soo gaba-gabeyn doonaa tartanka Champions League xilli ciyaareedkan 2020-21 iyadoo ay iska hor imaanayaan kooxaha Manchester City...

Horudhac: England vs Germany

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada London ee caasimadda Ingiriiska ayaa caawa marti gelineysa kulanka ugu weyn ee wareegga 16-ka tartanka qarammada qaaradda Yurub ee sanadkan halkaas...

Kooxda Horseed oo ku guuleysatay Koobka General Daa’uud

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa ku guuleysatay galabta koobka xiisaha badan ee General Daa’uud kaddib markii ay 3-2 ugu adkaatay naadiga Muqdisho...

Horudhac: Netherlands vs Austria

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kulanka ugu xiisaha badan Guruubka C ee tartanka qarammada qaaradda Yurub ayaa caawa lagu ciyaari doonaa magaalada Amsterdam ee dalka Holland markaas...

Ciyaaraha caawa dhacaya iyo saacadaha ay soo kala galayaan

Baladweyne(Radio Beerlula|)- Koobka qaramada qaarada Africa waxaa wada ciyaari doona Wadamada. 8:00  Habenimo           Cameroon      Guines-Bissau   11:00   Habenimo       Chana              Benin Koobka Hawenka Aduunka Kulamada Dhacaya 7:00 Habenimo                Italy...

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man City Iyo Everton ee Premier League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha  Manchester City Iyo Everton kulanka goor dhow soo gali doona...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/476321406733271