28 C
Beledweyne
Monday, September 16, 2024

Dhismaha golaha deegaanka degmada Buula burde oo la daah furay.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Xuseen ayaa si rasmi ah u daah furay dhismaha golaha deegaanka degmada Buula burde ee...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Dowladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub oo kala saxiixday heshiis lagu dhisayo waddooyinka Muqdisho Iyo...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, iyo agaasimaha guud ee midawga Yurub ee horumarinta caalamiga ah, Mr Stefano Manservisi ayaa...

Cumar Al Bashir oo dacwado lagu soo oogay

Baladweyne(Radio Beerlula)- Garsoore maxkamadeed ayaa maanta si rasmi ah labada dacwadood oo midi tahay heysasho lacago  sharci darro ah iyo musuq maasuq kusoo oogay...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cumar Yuusuf...

Guddoonka waxbarashada gobolka Hiiraan oo ku dhawaaqay tirada ardeyda gobolka ee helay deeqaha waxbarasho

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha waxbarashada gobolka Hiiraan Cismaan Maxamed Cilmi ayaa radio Beerlula u sheegay in shan ka mid ah ardeydii kaalmaha ka hore ka...

dhaqaatiirta ku taqasuusay xanaanada xoolaha ee Baladweyne oo talooyin u jeediyay xoolo dhaqatada

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dr Maxamad Cabdullahi Barre oo bartay cilmiga xanaanada xoolaha islamarkana ku nool magaalada Blaadweyne  ayaa radio Beerlula u sheegay in dhibaatooyin kala...

Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay inay furayan jidadka Xiran ee Muqdisho.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha cusub ee gobolkan Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo xilka lawareegay  ayaa balanq aaday in maamulkiisa uu ka...

Khilaaf soo kala dhex-galay Imaaraadka & Yemen

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa xaqiijisay inay weerar duqeyn ah ku qaadday magaalada Cadan ee dalka Yemen, ayada oo beegsaneysa “maleeshiyo argagixiso ah”...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...