26.3 C
Beledweyne
Sunday, September 8, 2024

Haweeney cunto karineysay 75 saacadood oo xiriir ah oo tariikh cusub sameysay.

Baladweyne(Radio Beerlula)-Haweeneey u dhalatay dalka Kenya oo ku takhasustay cunto karinta ayaa taarikh dhigtay kaddib markii ay cunto karisay 75 saacadood oo xiriir ah. Maliha...

Kooxaha ka soo baxay tartanka is dhaxgalka iyo tartanka galabta ka dhacaya Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka loogu magac daray Korneel Faarax Gubadley ee ka socda garoonka Kubadda cagta Laqanayo ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa galabta ku balansan...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cumar Yuusuf...

Dowladda hoose ee Baladweyne oo soo bandhigtay fursado shaqo oo ka banaan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Duqa magaalada Baladweyne Marwo Safiya Xassan Sheekh Cali Jimcaale ayaa markale soo bandhigtay fursado shaqo oo ka banaan dowladda hoose ee magaalada...

Tartanka loogu magac daray Faarax Gubadley ee ka socda Baladweyne oo maraya heer gabo...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta degmada Baladweyne ee Hirshabeelle Cabdicasiis Axmed Sheekh Jaaburi ayaa radio Beerlula u sheegay in meel wanaagsan uu marayo...

Garoonka Stadium Muqdisho oo dib u dayactir lagu bilaabay iyo xubno ka mid ah...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Sihayaha Duqa Muqdisho Ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Ibraahim Cumar Mahad- Alle (Ibraahim Dheere) iyo Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada...

Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland oo 100 guri oo dhisan ku wareejisay dad barakacyaal ah.

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 100 ruux oo iskugu jira kuwa danyar ah iyo dad ka soo noqday xeryaha qaxootiga kenya ayaa  lagu wareejiyay...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Aadan Cabdi...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Jabuuti

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay...

Natiijada kulamadii laga ciyaaray Galabta Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka is dhaxgalka aarta Xaafadood ee magaalada Baladweyne waxaa  galabta wada ciyaaray  Kooxaha Holwadaag B iyo Buunda-weyn A. Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay...