In ka badan 23 ardey oo ka qalin jabisay kolojka horumarinta qaranka ee Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasabaddan oo aheyd mid shahaadooyin lagu guddoonsinayay 23 ardey oo bartay cilmiga caafimaadka islamarkana ka baxday kolojka horumarinta qaranka faraciisa magaalada Baladweyne,...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Waqtiga la qabanayo doorashada guddoomiyaha olonbikada Hiiraan oo lagu dhawaaqay

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddiga  qaban qaabada doorashada guddoomiyaha ololonbikada gobolka Hiiraan oo kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ayaa ku dhawaaqay in doorashada guddoomiyaha ay dhici...

dhamaystirka sharciga doorashooyinka iyo dib-u-eegista sharciga xisbiyada oo laga wada hadlay

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya , Xasan Cali Khayre  ayaa kulan la qaatay guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa kala hadlay...

Nin dhalinyaro ah oo duleedka Baladweyne ka hirgeliyay goob lagu xanaaneeyo shinida

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maxamed Cabdulaahi Bare  oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne  waxaa uu bartay cilmi xanaada xoolaha beertiisa oo ku taalla...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Qadar oo Soomaaliya u fidineysa taageero dheeri ah

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah  ku jooga dalka Qadar, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay amiirka dowladda...

Tababar xirfad lagu barayo 200 oo dhalinyaro ah oo ka furmay Muqdisho

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar uga furay 200 oo ruux...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Goobaha lagu iibiyo cunooyinka dalka oo ku soo badanaya Baladweyne.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku soo badanaya goobaha lagu iibiyo cunnada dalka, gaar ahaan cambuulada. Warbixintan waxaa noo diyaariyay...