26.3 C
Beledweyne
Sunday, September 8, 2024

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka habeenimo eeĀ  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Kulan lagu yaboohay 10 kun oo dollar oo lagu qabtay Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayo sidii wada jir loo caawin lahaa dadka danyarta waxana ka qeyb galay xubno ka...

RW Soomaaliya oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Habsami U Socodka Cafinta Daymaha lagu leeyahay...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Raā€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayr ayaa gudoomiyay kulan looga hadlayo habsami u socdka deymaha lagu lee yahay Soomaaliya,...

Mudaharaadayaasha Suudaan oo dalbaday in la dhiso dowlad rayid ah

Baladweyne(Radio Beerlula)- Hoggaamiyeyaasha mudaharaadyada ka socda magaalada Khartoum ayaa mudaharaadayaasha ka codsaday iney laba maalmood ku sii sugnaadaan waddooyinka waaweyn ee Khartoum. Tillaabbada cusub ee...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo eeĀ  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Ardey dhameysatay dugsiga sare Adult oo munaasabad sagootin ah loogu sameeyay Baladweyne.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha Degmada Baladweyne , Gudoomiyaha Ururka Haweeynka Gobolka Hiiraan, Maamulka Schoolka Adhalti , xubno ka mid ah Bahada waxbarashada, waalidiin iyo marti...

Xildhibannada golaha shacabka oo maanta yeelanaya kulan looga hadlayo ammaanka.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xildhibannada golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay kulan ku yeeshan magaalada iyagoo ka doodi doona arrimaha amniga dalka. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka habeenimo eeĀ  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdulqaadir Cumar...

Aas aaska ciidamada xoogga dalka oo looga dabal degay Baladweyne.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasabadan oo aheyd mid loogu dabal degayay 59 sano guuradii ka soo wareegtay aas aaska ciidamada xoogga dalka ayaa maanta lagu qabtay...

Shacabka Suudaan oo wali diidan xukunka milatariga.

Baladweyne(Radio Beerlula)-Kumannaan qof oo dibadbaxayaal ah ayaa wacad ku maray in ay sii joogi doonaan waddooyinka caasimadda dalka Suudan ee Khartoum, waxa ayna ku...