wiil Afar killi leh oo qaliin lagu guuleystay loogu sameeyay Muqdisho

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Isbitaalka digfeer ee magaalada Muqdisho ayaa ku guuleystay qaliin loo sameeyay wiil dhalinyaro ah oo leh wax kabadan sadax kili. Wiilkan...

Dood wadaag ku saabsan kaalinta barakacayaasha ee doorashooyinkii Puntland oo lagu qabtay Bosaaso.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dallada Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa magaalada Boosaaso ee gobolka bari ku qabatay Kulanka Bulshada rayid iyo...

Roobbab mahiigana oo ka da’ay Khaliijka oo galaaftay nolosha 20 qof

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Roobbab xoog leh oo ka da’ay wadamada Khaliijka ayaa sababbay soo rogmadashada daaddad aan horey loo arag, kuwaas oo galaaftay...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula.

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo Radio Beerlula waxaana soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

Olole dhir beeris ah oo laga sameeyay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee Gobalka Togdheer ayaa lagu bilaabay olole dhir beeris ah oo loogu talagalay in uu yareeyo  kuleelka ka...

Wasaaradda beeraha Hirshabeelle oo beeraleyda ku boorisay korinta wax soo saarka.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaradda Beeraha iyo Waraabka mamulka  Goboleedka Hirshabelle ayaa  beeraleyda Deegaanada Hirshabelle ugu baaqday kordhinta Wax soo saarka beeraha  Xilli roobaadka...

Dowlada hoose Hargeysa oo amar ku soo rogtay ganacsatada wax ku iibiya hareeraha wadooyinka.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dolwlada Hoose ee magaalada Hargeysa ayaa soo saray Awaamiir ku socoto dadka ku ganacsada wadooyinka suuqa Waheen ee magaalada...

Goobaha waxbarashada Baladweyne oo dib loo furay.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Mudo labaatan maalmood oo ay xirnaayeen goobaha Waxbarashada magaalada Baladweyne ayaa dib loo furay kadib markii ay kasoo laabteen fasaxa...

Muslimiinta Mareykanka oo sameeyey App laga dalbado cuntooyinka xalaasha ah

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qaar ka mid ah Ganacsatada Muslimiinta ah ee cuntooyika iibiya ee dalka Maraykanka oo ka faa’iidaysanaya technolojiyada casriga ah iyo...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula.

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo Radio Beerlula waxaana soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/1121460035570071