28.4 C
Beledweyne
Saturday, July 27, 2024

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula.

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula waxaana soo jeedinaya  Cabduqaadir Cumar Ibraahin. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/505986945211899

Mashariic horumarineed oo laga hirgeliyay degmada Aadan Yabaal oo xariga laga jaray.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta xariga ka jaray mashaariic kala duwan oo laga hergeliyay degmada Aadan yabaal...

Dhismaha wado muhiim oo laga bilaabaay magaalada Cadaado

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ayaa laga bilaabay dhismaha wado muhiim ah taasi oo cabirkeeda gaarayo shan kiilo miter. Dhismaha wadadaan...

Tartan kubadda cagta ah oo laga furay magaalada Oodweyne.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Tartan kubada cagta ayaa laga daahfuray magaalada Oodweyne ee gobalka Daad-mareer kaasi oo loo qabtay kooxaha ka dhisan deegaanada hoosyimaada...

Duuliye ka badbaaday diyaaradii uu kaxaynayay oo burburtay.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-18-qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay magaalada Kathmandu ee dalka Nepal, kaddib markii uu dab qabsaday. Duulimaadka, oo...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo Radio Beerlula waxaana soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

Sare u kac ku yimid qiimaha shidaalka suuqyada Hargeysa.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxaa sare u kac laga dareemayaa Qiimaha Shidaalka suuqyada magaalada Hargeysa kadib markuu yaraaday shidaalkii la keeni jiray magaaladaasi. Sare ukac...

Arday baratay luuqada ingiriiska iyo Computer ka oo munaasabad loogu qabtay Uganda.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munsabadan ay ku qalin jabinyeen Arday dhameystay barashada madooyinka sida computer luqada English iyo xirfada nashqadeynta isla markaana ka aflaxay...

Wado interlock oo laga dhagax dhigay Degmada Hodan ee gobalka Banaadir.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Hodan ee Gobalka Banaadir Cali Fahle ayaa dhagax dhigay dhismaha wada interlock ah oo laga hirgelinaayo Degmadaasi. Dhagax dhiga...

Olole lagu daaweynayo xoolaha oo laga bilaabay magaalada Baladweyne.

Baladwayne (Radio Beerlula )-Dr.Maxamed Aamin Cabdi Cali oo kamid ah Dhallinyarada Magaalada Baladweyne oo bartay cilmiga xanaanada xoolaha ayaa xaafada Howl wadaag ka bilaabay...