Ceel biyood laga dhagax dhigay magaalada Burco

0
78

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Biyaha iyo kheeryradka maamulka Somaliland ayaa dhagax dhigtay dhismaha Ceel-Biyood uu yelanaayo Dugsiga farsamada ganacta magaalada Burco.

Hirgilinta Ceel-Biyood kaan oo aay iska ka shanayaan hay’adda Mrc iyo Hay’adda boqor salmaan ayaa waxaa si wada jir ah u djgax dhigay masuuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.