Tababar lagu baran doono Wada hadalka aan xanafta laheyn oo laga furay Boosasso

0
98

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada Cadaalada Dowalad gobaleedka Puntland ayaa Magaalada Boosaso ka daa-furtay Tababar lagu baran doono Wada hadalka aan xanafta laheyn.

Tababarka ayaa wax ka qayb galayo Gudoomiyaasha xaafadaha magaalada Boosaaso iyo dadka barkacyaasha ah gancstada iyo Haween.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.