Cudurka shuban biyood ka oo ka dilaacay Baladweyne

0
59

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inta la xaqiijiyay  in kabadan 8 caruur ah ayaa ugeeriyootay cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay magaalada Baladweyne.

Isbitaalada magaalada ayaa xilagan waxaa yaalo dad kale oo uu soo ritay cudurka waxaana la tacaalaya  dhaqaatirta caafimaadka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan