Arday baratay farsamada gacanta oo munaasabad qalin jabin loogu qabtay Hargaysa.

0
77

Baladweyne ( Radio Beerlula)- In ka badan 90 arday oo bartay farsamada gacanta islamarkaana ka aflaxay machadka farsamada VIP Skills ayaa munaasabad qalin-Jabin loogu qabtay Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaaliland.

Waxa kasoo qeybgalay munaasbada  Maamulka Machadka, Xildhibaano ,Waliidin, bahda,waxbarashada,macalimiin,Dhallinyaro,Ardayda munaasabada loo qaybtay iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Dahir Waaneey