Kulan looga hadlayay waxqabadka Wasaaradda kaluumeysiga Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
43

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kallumeeysiga iyo Dhaqalaha Bulugga ah ee Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Maxamed Cumar Buunuu ayaa manta shir gudoomiyey shirka sanadlaha ah ee ay Wasaaraddu qabato sanadkiiba mar.

Waxaa shirkan kasoo qeyb galay Agasimaha guud ee Wasaaradda Kallumeeysiga, Agaasime waaxeedyo iyo shaqalaha Wasaaradda.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin