Daawooyin maandooriye ah oo lagu gubay Muqdisho.

0
37

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka gobolka Banaadir oo kaashanaya laamaha amaanka ayaa meel fagaara ah ku gubay daawooyinka maanka dooriya.

Daawooyinkan maanka dooriyo ayaa waxaa ka ganacsanayay ganacsato si hoose ugu iibinayay degmooyinka gobolka banaadir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan