Deeq raashin ah oo magaalada Mandheera ee Soomaliland loogu qeeybiyay dad dan yar ah

0
44

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha maamulka Soomaliland ayaa deeq raashin u qaybisay 1,500 oo qoysas oo ku nool kaamka barakacayaasha ee degmada Mandheera ee Gobalka Saaxil maamulka Soomaliland.

Deeqda gar gaarka ah oo isugu jirtay qeybaha kala duwan ee rashiinka ayaa waxaa iska kaa shaday hay’adda Islamic Releif iyo Hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha maamulka soomaliland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isaaq.