Tartanka kubada cagta bisha barakeysan ee Baladweyne oo maraya heer gabogabo ah.

0
32

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxaa heer gabo gabo ah maraya Tartanka kubada Cagta Ramadaan Cup ee loo qabtay Kooxaha ka dhisan Afarta Xaafadood ee Magaalada Baladweyne kaasi oo ay iskaashanayeen Xiriirka Kubada Cagta gobalka Hiiraan iyo Wasaaradda Dhallinyarada Ciyaaraha maamulka Hirshabelle.

Tartankaan oo ka socdo garoomada Sabriye Studium, Buula-Xaableey, Key Key iyo garoonka Jayga ayaa waxaa ka qeybgalaya 20 kooxood oo ka dhisan Afarta Xaafadood ee Magaalada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.