DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqay golihiisa wasiirada

0
270

Baladweyne (Radio Beerlula)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Butlaan  Saciid Cabdulahi Deni ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada oo muddooyinkii ugu dambeeyay  isha lagu hayay.

Madaxweyne Deni ayaa magacaabay 18 wasiir, 18 ku xigeen iyo 8 wasiiru dowle, waxana inta badan ka dhax muuqda dad ku cusub siyaasadda.

Agaasimaha warbaahinta maamulka Puntland Jamaal Carab Yuusuf ayaa saxaafadda u akhriyay magacyada wasiirada cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here