DHAGEYSO: Tababar lagu baranayo sida qoraxda dab looga dhaliyo oo lagu qabtay Kismaayo

0
311

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasabadan lagu qabtay hoolka xafladaha Jaamacada Juba ee magaalada Kimaayo ayaa waxaa lagu daahfuray mashruuc tababar lagu siinayo 100 dhalinyaro ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho kuwaasi oo loo taba barayo sidii aay dab uga dhalin lahaayeen Cadceeda.

Warbixintan waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here