Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay xirfado ay ku shaqeystan, baaqna u diray dhalinyarada ku haminaya tahriibka

0
447

Baladweyne(Radio Beerlula)- Inkastoo dhalinyaro badan oo ku nool magaalada Baladweyne ay la daalaca dhacayan shaqa la’aan heysta ayaa haddan waxaa jira dhalinyaro ku dhiiraday inay abuurtan xirfad nolosha reerkooda ku dabaran.

Dhalinyaro ayaa bartay xirfadda tolista dharka kuwaasoo lacagaha ay ka helan ku mareeyaa nolosha reerkooda.

Qaar ka mid ah dhalinyaradan oo la hadlay Radio Beerlula ayaa ugu baaqay dhalinyarada kale eek u nool magaalada Baladweyne inay abuurtan xirfad ay ku shaqeystan iyagoo ugu baaqay dhalinyarada ku hamineysa inay tahriiban inay joogan dalkooda.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here