Dharka ay ku qoran yihiin magacyada fanaaniinta oo ku soo badanaya Baladweyne.

0
311
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Inta badan dharka ay isticmal raga islamarkana ay ku qoran yihiin magacyada fanaaniinta qar ayaa ku soo badanaya magaalada Baladweyne iyadoo si weyn u xiiseynayaan dhalinyarada.

Fanaaniinta inta badan magacyadooda ku qoran yihiin dharka ayaa waxaa ka mid ah Khadar Kiyow,

Maxamed Baryare Mataan oo ka mid ah ganacsatada dharka ku iibiya suuqa yoobsan ee magaalada Baladweyne ayaa radio Beerlula uga waramaya magacyada ku qoran dharkan.

Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Baladweyne oo inta badan xiiseeya dharkan ayaa radio beerlula uga waramay sababta ay ku doorteen.

Warbixinta waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here