Dhismaha xarunta maamulka Feerfeer oo mareysa heer gabogabo ah.

0
72

Baladweyne ( Radio Beerlula )–Waxaa heer gaba-gaba ah maraya dhismaha xarun loogu talagalay inuu ku shaqeeyo maamulka degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan si bulshada loogu adeego.

Maamulka degmada ayaa horay ugu shaqeeynayay Saldhiga ciidamada Booliska magaaladaasi halkaas oo aan eheeyn meel ku haboon .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.