Masjidka Cusub oo laga hergiliyay xaafada Faanoole ee magaalada Kismaayo oo xariga lagajaray.

0
43

Baladweyne ( Radio Beerlula )–Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka Jubbaland ayaa xariga ka jaray Masjidka Muscab Binu Cumeer oo laga hirgaliyey xaafada Faanoole ee magaalada Kismaayo.

Hirgelinta Masjidkaan ayaa waxaa ka qayb qaatay Mu’asasada Al-Kheeyraad waxaana bixiyay lacagta lagu dhisay Haweeyo Xirsi Xasan oo ku xanuunsan Dalka Dibadiisa.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.