Durufo dhanka nolosha oo heystay barakacayasha ku sugan degmada Xudur

0
409

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dadkan oo ka soo baarakacay damada tayeegloow  islamarkana ku sugan magaalada xudur ee gobolka Bakool ayaa ka cabanaya durufo kala duwan.

Qaar ka mid ah dadkan ayaa ka waramaya dhibaatooyinka heysta.
Cumar Yuusuf Aadan ayaa warbixintan noo haya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here