Tartanka orodka gaaban ee mara Toonka oo lagu soo gaba gabeeyay Garoowe

0
283

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka oradka gaaban ee loo  yaqaano maara Toonka oo lagu qabtay   Magaalada garawe ee xarunta maamulka putland waxaa ka qeeb galay arday kakala socotay jaamacadaha Simad iyo PUS oo ku kala  yaalla magaaloyinka Muqdisho iyo Garoowe

Hadafka  Tartankan oradka gaaban   ayaa ahaa is dhaxgalka Bulshada waxaana goob joog ka ahaa maamullada jaamacadaha simad iyo  Bsu maamulka Degmada Garawe  iyo waliba qaar kamid ah  bulshada qeeybahooda kala duwan  ee magaalada garawe

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here