Fanaan heesaha ka qaada xafladdaha Baladweyne oo lacagta uu ka helo ka mareeyo nolosha qoyskiisa

0
304

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xafladdaha arooska, qalinta jabinta iyo munaasabadaha gaarka ah ayaa looga yeera Cabdiwahab Dirir Xuseen oo ka mid ah fanaaninta tirada yare ee ku sugan magaalada Baladweyne.

Lacagaha uu ka helo munaasabadaha looga yeero ayuu ku mareeya nolosha qoyskiisa.

Cabdiwahab Dirir Xuseen ayaa Radio Beerlula u sheegay in munaasabadaha laga soo  dalbado uu ka qaado heeso isaga uu lee yahay iyo kuwa ay qaadeen fanaaniin kale.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here