Gaadiidleyda Baladweyne oo ka cabanaya burburka jidadka

0
372

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xili lagu gudo Jiro Xili Roobaaadkii guga islamarkana jidadka magaalada Baladweyne ay dhax fadhiyan biyo ka dhshay roobka, ayaa waxa ay sameyn ku yeesheen gaadiidleyda magaalada.

Qaar kamid ah darawalada gaadiidka ka dhax shaqeeya magaalada Baladweyne  ayaa radio Beerlula uga waramay caqbadaha ay kala kulmaan wadooyinka iyaggoo ugu baaqay  maamulka inay dib u dhis ku sameeyaan jidadka muhiim-ka.

Jidadka dhaxmara magaalada Baladweyne ayaa waxaa intooda badan ka muuqda burbur xoogan taasoo caqabado kala duwan kala kulman gaadiidleyda.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here