Gabdho badan oo ku dhiiraday inay ku biiraan goobaha waxbarashada Baladweyne.

0
336

Baladweyne (Radio Beerlula)-Sannadihii la soo dhaafay gabdho badan ayaa ku biiray goobaha waxbarashada Baladweyne, sida iskuullada iyo jaamacaddaha kadib markii waalidiinta ay ku baraarujeen faa’idada ay leedahay in wax la baro gabdhaha.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here