In ka badan 350 ardey oo ka qalin jabisay jaamacadda Jasiira ee Muqdisho.

0
206

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadaan oo loo qabtay 350 arday oo ka qalinjabiyay waxbarashada heerka koowaad ee Jaamacadda Jaziira oo ku taala magaalada Muqdisho waxaa ka qeybgalay walidiin bahda waxbarasha masuuliyiin ka tirsan XFS iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here