Ganacsatada Baladweyne oo bilaabay diyaar garowga Ciidda.

0
65

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ganacsi oo aad uxoogan iyadoo maamlimihii lasoo dhaafay ganacsatada dharka ay ku mashquulsanaayeen keenista dhar cusub oo ay ugu talagaleen ciida.

Dharka caruurta dharka nabadonada iyo kuwii ugu dambeeyey ee fashionada dhallinyarada ayaa badanaa lasoo dhigay carwooyinka iyo goobaha kale ee gancsiga magaalada waxaana jira mashquul aad

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.