Shan ruux oo cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay degmada Qoryooley.

0
49

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan Shan qof ayaa Cudurka Shuban biyoodka ugu Geeriyootay Cisbitaalka Degmada Qoryoleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Shuban biyoodkaan ka dilaacay Degamada Qoryooleey iyo deegaanada Hoos yimaada ayaa waxaa sababay caaqub ka dhasha biyaha oo ay keento Bacteeriyada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.