Qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay xarunta caafimaadka Balidhiig ee gobolka Togdheer.

0
54

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Isuduwaha Wasaradda Horumarinta Cafimadka Gobalka Togdher ayaa Xarunta Cafimadka Degmada Balidhiig ku Kordhiyay Qaybaha Shaybadhka iyo Dhiig-Shubista Si isbitaalka o u daboola baahiyaha cafimaad ee ka jiro Degaan kaasi.

Qeeybaha Shaybadhka iyo Dhiig-Shubista ee Lagu kor dhiyay Xarunta Cafimadka Degmada Balidhiig ayaa hori waxaa u cod saday Bulshada ku nool degmadaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinya Cabdinajiib Aweys Isaaq.