Masaajid cusub oo laga hirgeliyay degmada Hiliwaa oo la daah furay.

0
60

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Degmada hilwaa gaar ahaan xaafada sos ee magalada muqdisho ayaa laga daahfuray Masjid cusub oo loogu magac darey Masjidul Rawda oo ay dhiseen walalo muxsiniin ah

daahfuray Masjid ayaa waxaa ka soo qeyb galay bulshada xaafada culumada  iyo marti sharaf kale oo badan

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.