Ganacsatada Baladweyne oo bilaabay inay u diyaar garooban ciida

0
297

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ganacsatada magaalada Baladweyne gaar ahaan kuwa iibiya dharka ayaa bilaabay inay keenaan dhar ka duwan kuwii horey ugu yaala si ay ugu diyaar garooban ciida islamarkana looga iibsado.

Qaar ka mid ah ganacsatada iibisa dharka ayaa Radio Beerlula uga waramay meelaha ay ka keeneen dharka iyo sida ay ugu diyaar garoobeen ciida.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here