Haween fursado shaqo ka helay maqaayadaha ku yaalla Baladweyne

0
327
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maqaayadaha  laga cunteeyo ee ku yaalla magaalada Baladweyne ayay haweenkan ka duban canjeerada iyo muufaddda iyadoo lacagaha ay ka helan ay ku mareeyaan nolosha reerkooda.

Haweenkan ayaa muddo dheer ku guda jiray howshan iyagooo qaarkood u sheegay Radio Beerlula in lacagaha ay ka helan maqaayadaha aysan ku filneyn nolosha reerkoooda islamarkana mararka qaar ay dhaqan dharka.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here