Olole indha fiiqis ah oo ka bilaabanaya magaalada Boorama

0
407

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulka jaamcada Adal ee Boorama ayaa shaaciyay in ay shan kun oo qof ay qaliin indho fiiqis oo bilaash u sameyn doonaan iyagoo kaashanayaa wasaarada caafimaadka soomaliland iyo iyo hey,ada kheyriga ah ee basma international foundation.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here