Maamulka degmada Matabaan oo ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo colaad ka jirta deegaanka Waradheer

0
382

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan  Ducaale Aadan Cabdi Garaase oo la hadlay Radio Beerlula ayaa ugu baaqay waxgaradka ka soo kala jeeda labo maleeshiyo beelood oo ku dagaalamay deegaanka Waradheer oo hoos taga degmada Matabaan inay joojiyaan coladda islamarkana  wada hadal ku dhameeyaan coladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here