Haweeney ku xanuunsan Baladweyne oo codsatay in la caawiyo.

0
34

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hooyo Maryan daahir Farax oo ah hooyo somaliyeed oo ku nool maagalada Baladweyne ayaa la xanunsan cudurka baabsiirka

Hooyadan ayaa ka soo jeedo qoys aan wax heysan iyadoo ifka ka heysto hal gabar oo aan geyn karin xarun cafimaad

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.