Laba Ceelbiyood oo laga hirgeliyay deeganno ka tirsan magaalada Agabar ee Somaliland

0
107

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Haayadda Alrahma Ayaa laba Ceelbiyoodyo ka hirgalisay Degaano Hoosyimaada magaalada Agabar ee Somaliland

Ceelbiyoodyadan ayaa waxaa bixiyay lacagta lagu dhisay Muxsiniin Soomaaliyeed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim