Tartan qur’aanka kariimka oo lagu soo gaba gabeeyay Kismaayo.

0
34

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo xirayay Tartanka Qur’aanka kariimka islamarkaana ay taabagelisay Mu’asasada Al-irshaad.

Xiritaanka munaasabada tartanka Qur’aanka kariimka ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Degamada Kismaayo, Culimo udiin, Waliidin, Macalimiin, iyo ardayda loo qabtay tartanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.