Matoor ku dhaliya korontada oo lagu wareejiyay maamulka isbitaalka Degmada Bali-gubadle.

0
53

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Hormarinta kheeyraadka Biyaha Maamulka soomaliland ayaa Miishiin Laydh ah ku wareejiysay maamulka isbitaaalka Cisbitaalka guud ee Degmada Bali-gubadle ee Gobolka Hawd.

Maasuliyiin ka tirsan maamulka Degmada Bali-gubadle iyo kan Gobalka Hawd ayaa Goob joog ka ahaa madasha agab kaan lagu wareejiniyay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.