Haweenka shaaha ku iibiya Baladweyne oo sameyn ku yeelatay isticmaal la’aanta lacagta shilin Soomaaliga

0
321

Baladweyne(Radio Beerlula)- Haween badan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa nolosha qoyskooda ka dabara iibinta shaaha.

Haweenkan ayaa waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay sameyn ku yeelatay isticmaal la’aanta lacagta shilinka Soomaaliga ee ka jirta magaalada Baladweyne taasoo markii hore ay ku iibin jireen shaaha.

Qaar ka mid ah haweenkan ayaa radio Beerlula uga waramay sameynta ku yeelatay isticmaal la’aan lacagta shilinka Soomaaliga iyo sida noloshooda uga mareeyaan.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here