Heshiis ku saabsan taakuleeynta caruurta oo lagu qabtay Muqdisho.

0
29

Baladweyne (Radio Beerlula)- IBS Bank iyo Tuulada Carruurta SOS ayaa kala saxiixday heshiis lagu taageerayo carruurta lagu xanaaneeyo isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho

Munaasabada waxaa ka soo qayb galay maamulka IBS bank masuuliyiin ka socday isbitaalka sos ee magaalada muqdisho iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.