Kulan looga hadlayay saameeynta isbadalka cimilada oo lagu qabtay Kismaayo.

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland Aadan Faarax Gaarane ayaa shir gudoomiyay kulan ay Wasaaraddu isugu yeertay golaha dhalinyarada degmada Kismaayo, haweenka degmada, odayaasha dhaqanka Jubbaland iyo maamulka degmada kismayo.

Kulanka ayaa ku saabsanaa wacyi gelin ku aadan saameynta daadadka roobka ay ku yeelan karaan bulshada reer Jubbaland, waxa ay sidoo kale kulankaani Wasarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland kuso bandhigtay wax yaabihii u qabsoomay Wasaarada xiliyadii adkaa ee ay jireen daadankii roobka iyo fatahaadi Ellino.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.