Kooxda kubadda cagta Dalxiiska ayaa galabta 7-2 uga badisay dhigeeda Iftin

0
67

Baladweyne(Radio Beerlula)-Garoonka buulaxaableey ee magaalada Baladweyne waxaa si habsami leh ugu socdo tartanka Ramadaan Cup oo loo qabtay Kooxaha ka dhisan Magaalada Baladweyne.

Galabta waxaa fooda is daray  Kooxaha dalxiiska   iyo  Iftin.

 

Labada koox ayaa waxa ay soo bandhigeen ciyaar aad u qurux badan oo koox waliba ay dooneysay in guul gaadho waxaana markii danbe guusha ay 7-2- ku raacday kooxda Dlaxiiska