Hoos udhac laga dareemayo qiimaha maciishada degmada Baardheere ee gobolka Gedo

0
44

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hoos u dhac ayaa laga dareemayo qiimaha khudaarta  Suuqyada lagu iibiyo khudaarta magaalada Baardheere ee gobolka Gado.

khudaarta hoos u dhaca laga daremaa ayaa waxaa ka mid ah baradhadan , Baamiyaha,  Qaraha iyo Basasha iyo khudaarta kale.

Warbixintaan waxaa soojeeinaya Xaawo Aadan Xuseen.