Xarunta maamulka deegaanka Gubadleey oo xariga laga jaray

0
38

Baladwayne (Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta Deegaanka Gubadley ee Magaalada Muqdisho.

Xarig jarka xaruntaaan ayaa waxaa kaaoo qayb galay Gudoomiyaha gobalka Banaadir, Xildhibaano, Wasiiro, iyo bulshada deegaanka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.