Horudhaca: Kooxaha Laabka VS Ciisadiin.

0
94

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa galabta waxaa ku wada ciyaari doona kooxaha Laabka VS Ciisadiin  kuwaasi oo qeyb ka ah tartanka kubadda cagta Ramadaanka ee Baladweyne.

Waxaana diyaar garoow xoogan laga dareemaya taageerayasha labada koox  waxaana koox kasta ay isku diyaarineeysaa sidii guul ay uga soo hooy lahaayeen.

Ciyaarta ayaa lagu ciyaari doona Garoonka Buula-xaableey iyadoo ciyaarta bilaaba doonto 4:30pm