Howlgal lagula dagaalamayo xaalufinta deegaanka oo laga sameeyay gobolka Sanaag.

0
19

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ciidamada Booliska maamulka Puntland ayaa Deegeenka mindhicir ee gobalka sanaag ka sameeyay olole lagu yareenaayo ka hortag xaalufinta deegaanka.

Ciidanka ayaa gacanta kusoodhigay dadkii jaraayay dhirta iyo qalabkii ay isticmaaleeyeen.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed maxamuud.